Thursday, June 4, 2026
26.8 C
Mogadishu

AKHRISO: Hanti-dhowraha Qaranka oo war ka soo saaray heshiiska kireynta Tiyaatarka Qaranka

Muqdisho (Halqaran.com) – Hanti Dhowraha Guud Qaranka ayaa baabi’iyay heshiis lagu kireeyay qeyb ka mid ah Tiyaatarka Qaranka, kadib markii ay cabasho ka keeneen Abwaaniin iyo Fanaaniin ka tirsan Hobalada Qaranka ee Waabari.

Xafiiska Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya uu si cad ugu xadgudbay nidaamka dowliga ah iyo shuruucda kale ee dalka.

Sidoo kale, waxa uu Xafiiska Hantidhawrka Guud sheegay in bixinta dhulkan aysan wax faa’iido ama dan ah ugu jirin guud haan shacabka iyo bahda fanka Soomaaliyeed, sida qoraalka lagu dhigay.

Halka hoose ka akhriso warqadda ka soo baxday xafiiska hanti-dhowraha qaranka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...