Masar (Halqaran.com) – Waxaa hoygeeda cusub oo ah Matxadka weyn ee Masar ee Giza la geeyay doontii cajiibka aheyd ee Soolarka oo ay lahaayeen dadkii hore ee qadiimiga ahaa ee Masar.
Doontaan qadiimiga ah ayaa waxaa la sameeyay waqtigii faraaciinada dalkaasi Masar ka jirtay.
Matxafka weyn Masar ee Giza ayaa lagu wadaa in sanadkan laga furo meel u dhow Ahraamta dalkaasi.
Haddaba halka hoose ka daawo sawirrada Doontaasi cajiibka ah:

Source and Photo Credit – BBC News
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





