Monday, April 20, 2026
29.2 C
Mogadishu

DAAWO WAREYSI: Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo si cajiib leh uga hadlay Maqaamka Muqdisho, farriina u diray Puntland

Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo wareysi gaar ah siiyay telefeshinka Somali Cable TV ayaa si cajiib ah uga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, Maqaamka magaalada Muqdisho iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Salaad Cali Jeelle ayaa si cad u diiday, wax lagu qoslana ku tilmaamay in Shir looga hadlayo Maqaamka Muqdisho la geeyo magaalada Garoowe, isagoona carabka ku adkeeyay, in Muqdisho ay tahay halka laga xukumo dalka Soomaaliya oo dhan.

Hadalka Siyaasi Salaad Cali Jeelle, ayaa ku soo aadaya, xilli shalay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Mudane Saciid Deni uu sheegay, in ay Puntland diyaar la tahay, marti-gelinta Shirka looga hadlayo Maqaamka Muqdisho.

Haddaba Hoos ka daawo Muuqaalka Wareysiga Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo Xiiso gaar ah leh:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...