Saturday, April 18, 2026
29.1 C
Mogadishu

Madaxweynaha Hirshabelle & Danjiraha Nowray ee Somaliya oo arrimo badan kawada hadlay

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Arbacadii maanta kulan la qaatay danjiraha Dowlada Norway ee Soomaaliya Ambassador Elin Bergithe Rognlie.

Labada mas’uul ayaa kulankooda kaga hadlay mashaariic horumarineed ee Dowladda Norway qorsheynayso in ay ka hirgaliso deegaannada Hirshabelle iyo in xal waara loo helo fatahaadaha wabiga Shabeelle ee soo noq-noqday.

Madaxweeynaha maamulka Hirshabeelle iyo Danjiraha Dowlada Norway ayaa sidoo kale Kulanka uga hadlay Arrimaha Amniga Doorashooyinka iyo ilaalinta Qoondada Haweenka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...