Saturday, May 23, 2026
28.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Dowladda Somaliya oo oggolaatay in Sabtida bannaanbaxa lagu qabto Daljirka Daahsoon

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay, in la oggolaaday codsiga mucaaradka oo ahaa inay mudaaradaad ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Daahsoon.

”Xukuumadda Federalka Soomaaliya, iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka Qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u oggolaatay mucaaradka codsigoodii ahaa in mudaharaadka ay ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon”, ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka Dowladda.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhammeystiran:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...