Thursday, June 25, 2026
25.4 C
Mogadishu

Danjiraha Turkiga ee Somaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay duqa Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish ayaa maanta danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac, iyadoo sidoo kale duqa Muqdisho safiirka ugu tacsiyeeyay muwaadiniintii ku dhimatay qaraxii labada bishan Janaayo ka dhacay waddada Afgooye.

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa maanta duqa Muqdisho ku qaabiley  xarunta safaaradda, isagoo ugu mahadceliyay tacsida iyo garab istaaga uu u muujiyay.

Turkiga ayaa ah dal si weyn u taageera dowlad dhisidda Soomaaliya, dalka waxaa uu ka fuliyay mashaariic waa weyn oo waddooyin ku jiraa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...