Sunday, May 17, 2026
27.1 C
Mogadishu

UK oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Ingiriiska ayaa waxa ay bedel ku sameeysay Safiirkii u fadhiyay Soomaaliya ee Amb, Ben Fender, iyada oo Safiir Cusub u soo magacaabatay Soomaaliya.

Dowladda Britain ayaa Safiirka u fadhin doona Soomaaliya waxaa ay u soo magacaaday haweeneey lagu Magacaabo Kate Foster, sida lagu sheegay War kasoo baxay dowladda UK.

Sidoo kale dowladda Britain ayaa sheegay in Busha Febaraayo ee sanadkaan 2021 Amb, Ben Fender loo wareejin doono xil kale oo diblumaasiyadeed si uu uga Shaqeeyo.

Dowladda boqortooyada UK ayaa Amb, Ben Fender waxaa ay Soomaaliya u soo magacaawday 30-kii Bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii, waxaana Soomaaliya uu ka Shaqeeynayay Sanad iyo 11 Bilood.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...