Friday, May 15, 2026
27.3 C
Mogadishu

Fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo lagu xiray Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) – Warar caawa na soo gaaraya ayaa sheegaya, in Fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani lagu xiray Somaliland, kaddib markii uu maanta gaaray magaalada Berbera.

Fanaan Qamar Suugaani oo muddooyinkii dambe ku sugnaa Caasimadda Muqdisho oo uu bandigyo dhowr ah ku qabtay ayaa safar dhulka ah uga tegay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, isagoona halkaasi Somaliland uga galay.

Weli wax faah-faahin ah kama aysan bixin laamaha ammaanka Somaliland sababaha ay u xireen Fanaanka Qamar Suugaani.

Somaliland ayaa inta badan xira shaqsiyaadka caanka ah ee u safra magaalada Muqdisho, islamarkaana dib ugu noqda Hargeysa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...