Tuesday, May 26, 2026
27.8 C
Mogadishu

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagaren’ oo magacaabis cusub sameeyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa uu taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta K/Galbeed u Magacaabay Cabdullahi Aadan Sangar.

Wareegtada Madaxweynaha ayaa waxaa lagu sheegay, in baahi loo qabay kaddib la buuxiyo jagada ama xilka taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed uu xilkaasi Magacaabay.

Haddaba halka hoose ka akhriso Wareegtada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...