Thursday, July 16, 2026
25.2 C
Mogadishu

AKHRISO: Dowladda Somaliya oo war cusub ka soo saartay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay qarax qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay maqaayad ku taala magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay dadka ku waxyeeloobay qaraxaas.

Sidoo kale, Wasaaradda warfaafinta ayaa lagu sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab ay qarax la beegsatay dad shacab ah oo ku nasanayey maqaayad ku taal agagaarka taalada Xaawa Taako ee magaalada Muqdisho.

Haddaba halkaasi ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...