Thursday, May 14, 2026
29.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Nuxurka Khudbadii Axmed Madoobe & arrimo xasaasi oo uu ka hadlay

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Madoobe oo maanta khudbad ka jeediyay kulan uu la yeeshay guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, sida doorashooyinka, khilaafka kala dhaxeeya DFS iyo Arrimaha Gobolka Gedo.

Aaxmed Madoobe ayaa isaga oo ka hadlay Arrimaha khilaafka waxaa uu sheegay in looga baahan yahay Dowladda inay sharciga ilaaliso waxa uu siinaayo ay qaadato, waxa iyaga siinayaana ay siiso.

Wuxuu intaasi raaciyay, in aysan jirin siyaasad ay isugu imaanayeen dowladda iyo dowlad gobaleedyada, si talada dalka wax layska waydiiyo.

Madaxweynaha Jubbaland, ayaa soo hadal qaaday Shirkii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb, isagoona sheegay in shirkaasi la soo xiray markii la ogaaday in isaga iyo Madaxweynaha Puntland ay tagayaan.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka Khudbadda Axmed Madoobe:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...