Sunday, May 10, 2026
28.1 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo shaaca ka qaaday inay weli jirto Khatarta Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in weli Maamulka Gobolka Banaadir uu wado qorshaha uu uga hortagayo Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay dalka.

Cumar Filish, ayaa sheegay, maamulka uu billaabayo qorshaha wacyigelinta iyo ka hortagga Cudurka COVID-19, islamarkaana weli uu yahay qatar ka jirta dalka ayna mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir doorweyn ka qaadan doonaan ka hortagga cudurka.

Duqa Muqdisho Cumar Filish, ayaa hadalkiisa imaanaya, xilli toddobaadyadii la soo dhaafay uu hoos u dhacay kiisaska Cudurka Coronavirus ee Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday xayiraadihii Covid-19 dartiis dalka loo saaray, kaddib markii uu hoos u dhaceen dadkii uu soo ridanayay.

Halka hoose ka dhageyso Codka Duqa Muqdisho Cumar Filish:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...