Friday, June 26, 2026
25.7 C
Mogadishu

AKHRISO: Somaliland oo si adag uga hadashay go’aankii DF Somaliya

Hargeysa (Halqaran.com) – Somaliland oo war ka soo saartay go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaga soo horjeesatay Xiriirka Taiwan iyo Somaliland ay yeesheen, kaddib markii Taiwan ay maalin ka hor xafiis diplumaasiyadeed ka furatay magaalada Hargeysa,

Bayaan ka soo baxay Somalilad ayaa looga digay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya hanjabaadaha ay u jeedineyso maamulka Taiwan oo xiriir la sameeyay Somaliland.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimahad dibadda ee Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Somaliland ay xorriyadeeda dib ula soo laabatay 1991-kii, kadib xorriyadii 1960-kii, isla markaana aysan aqbaleyn in faragelin lagu sameeyo howlaheeda.

Somaliland ayaa ugu baaqday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay joojiso dhibaato ay sheegeen inay ku hayaan Somaliland.

Haddaba halka hoose ka akhriso Warka ka soo baxay Somaliland oo English ku qoran:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...