Saturday, May 9, 2026
29.9 C
Mogadishu

WAR DEG DEG: Qarax xooggan oo ka dhacay Xeebta Liido ee Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax xooggan oo si weyn jugtiisa loo maqlay ayaa goordhow ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan Xeebta Liido ee loo nasasho tago.

Warar ay helayso warbaahinta Halqaran News ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay iridka hore ee hoteelka Elite oo ku yaalla xeebta Liido.

Qaraxa kaddib ayaa la maqlay rasaas, sida ay goobjoogayaal u xaqiijiyeen Halqaran News.

Wixii faah-faahin ee ku soo kordha kala soco Halqaran.com insha allaah.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...