Saturday, May 9, 2026
29.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Soomaalida Denmark ee laga hela Covid-19 lagu xirayo Katiinad GBS

Denmark (Halqaran.com) –  Wararka ay warbaahinta Halqaran.com, ka helayso dalka Denmark ayaa sheegaya, in Soomaalida ku nool waddankaasi ee laga hela cudurka Coronavirus (Covid-19) lagu xirayo katiinad GBS ah, si loola socdo dhaq-dhaqaaqooda.

Soomaalida ku dhaqan dalka Denmark ayaa lagu soo warramayaa in aysan u hoggaansamin awaamiirta dowladda, kaddib markii uu Cudurka Coronavirus dib ugu soo laba kacleeyay dalkaasi.

Dowladda Denmark ayaa awaamirta ay ku soo rogtay dalkaasi ayaa waxaa ka mid ah, in aan la isku imaanin iyo in aan guryaha laga soo bixin,

Balse waxaa la soo warrinayaa, in qofka Soomaaliga ah ee uu haleelo cudurka Coronavirus lagu xiro katiinad GBS ah si loola socdo dhaq-dhaqaaqiisa, sida ay ogaatay warbaahinta Halqaran News.

Xasan Qaasim Daahir oo ka mid ah Soomaalida deggan Denmark oo la hadlay laanta Af Soomaaliga BBC-da ayaa arrintaasi sheegay inay jirto.

Haddaba halka hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhammeystiran:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...