Saturday, April 18, 2026
28 C
Mogadishu

Daawo Sawirro: Sida RW Kheyre loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa la socday diyaarad gaar ah oo ka soo degtay Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyneyaasha maamullada Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ku soo dhaweeyay Garoonka Ugaas Nuur, iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Halka hoose ka daawo Sida RW Kheyre loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...