Thursday, May 28, 2026
26.6 C
Mogadishu

AKHRISO: Wasaaradda Waxbarashada ee DF Somaliya oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanaadka Shahaadiga

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda waxbarashada DF Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qaadi doono imtixaanada kala duwan ee dalka gaar ahaan kuwo dugsiyadda dhexe iyo Sare.

Mr. Goodax ayaa sheegay in ka dib markii Wadatashiyo kala duwan ay la qaateen qeybaha kala duwan bulshadda in ay isku raaceen in 11 bishaan la qaado Imtixaanka dugsiyadda Dhexe halka dugsiyadda Sare la qaado 18 Bishaan.

Sidoo kale, waxaa la kordhiyay dhammaan xarumaha kala duwan imtixaanka lagu galaayo si looga hortago inuu faafo cudurka Coronavirus (Covid-19).

15-ka bisha August ee foodda nagu soo heysa ayaa lagu wadaa in dib loo furi Iskuullada, halka Jaamacaddaha la furi doono 5 Bisha Sebtamber.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda Waxbarashada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...