Saturday, June 27, 2026
26 C
Mogadishu

Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo hoygiisa Gaalkacyo ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Somaliya

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa howgiisa Magaalada Gaalkacyo ku qaabilay Wafdi uu hgogaaminayo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo iskugu jira xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Mudug.

Kulan gaar ah oo ay wada qaateen wafdiga iyo Xaaf ayaa waxa ay uga wada hadleen xaalada Gobolka Mudug, iyaga oo ku amaanay sida buuxda oo uu uga shaqeeyay amniga Gobolka Mudug.

Sidoo kale waxa ay kawada hadleen khilaafka iyo kala qaybsanaanta ka jira Maamulka Galmudug iyo sidii loo xalin lahaa arimaha jira.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...