Kismaayo (Halqaran.com)- Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in ay joojisay la shaqaynta Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya.
Wasaaradda maaliyada Jubbaland war ka soo baxay ayaa lagu sheegay in ay hakisay ka qeyb galka shirarka looga arrinsanayo arrimaha maaliyada iyo deen cafinta ee ay Hormuudka ka tahay DFS.
Hoos ka Akhriso:


Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com





