Muqdisho (Halqaran.com)- Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah Dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa Coronavirus oo ka soo billowday Dalka Shiinaha.

Midowga Afrika ayaa sidoo kale ku baaqay in la muujiyo feejignaan dheeri ah, si looga hortago in cudurka uu u sii gudbo Dalalka kale ee Qaaradda.
Coronavirus oo hadda si weyn ugu sii fidaya Dunida ayaa waxaa u dhintay Dad badan, kuwaas oo badi ku noolaa Waddanka Shiinaha oo uu caabuqaan ka soo billowday.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com





