Saturday, June 20, 2026
26.5 C
Mogadishu

AKHRI: Puntland oo ka hor timid sharcigii uu saxiixay madaxweyne Farmaajo + (War-saxaafadeed)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Deni

Boosaaso (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga Patroolka oo uu saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo sideedii Bishan.

War-saxaafadeed ay soo saartay Puntland, ayaa waxa ay ku sheegtay inay ka soo horjeedaan sharcigaasi oo ay ku tilmaameen mid hareersan Dastuurka KMG ee dalka.

Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...