Tuesday, May 12, 2026
27.3 C
Mogadishu

Ahlu Sunna oo ka hor-timid doorashada madaxweynaha Galmudug ee dhawaan la qabanayo, Sabab! +(War-saxaafadeed)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay madaxa Xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in aysan qeyb ka aheyn Doorashada madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ee dhawaan ka dhici doonta magaalada Dhuusamareeb.

Sidoo kale, qoraalkan ayuu Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ku sheegay, in dowladda Federalka Soomaaliya ay deegaannada Galmudug ka waddo doorasho afduub ah.

Halka hoose ka akhriso War-Saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...