Wednesday, May 6, 2026
28.5 C
Mogadishu

UPDATE: Doorashada Golaha deegaanka Diinsoor ee Koonfur Galbeed oo maanta la dhammeystiray

Baydhabo (Halqaran.com) – Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa muddooyinkan dambe waxaa ay ku howlaneed dhisida golayaasha deegaanadda ee degmooyinka koonfur galbeed si loo xoojiyo tiirka dowladaha hoose loona xaqiijiyo hananka wadajirka dowlada iyo shacabka taasi oo tilmaan u ah hergalinta yoolka dowladaha hoose.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa si loo xoojiyo nidaamkan waxaa ay ku guuleysatay dhisida laba degmo oo hore kala ah, Xudur, Bardaale iyo degmada Diinsoor oo ah degmadii saddaxaad oo maanta la doortay 21-keeda xildhibaan kuwaasi oo 10-ka mid ah ay yihiin dumar halka 11-ka kalena ay yihiin rag.

Waxaa sidoo kale la filayaa in degmooyinka kale ee Maamulka Koonfur Galbeed loo sameeyo gole deegaan si ay iyaga u doortaan maamulada degmooyinkaas.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...