Xudur
Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Bakool & Xubno ka tirsan...
Xudur (Halqaran.com) – Diyaaradaha dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay xalay duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyeen degaan hoostaga degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...
Dowladda Somaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee...
Xudur (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayeen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Talaadada maanta ah qalab caafimaad iyo dawooyin...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay carruur ay askareeyeen...
Bakool (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee Gobolka Bakool, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen carruur la sheegay inay Askareeyeen Al-Shabaab.
Carruurtaan ayaa...
UPDATE: Doorashada Golaha deegaanka Diinsoor ee Koonfur Galbeed oo maanta la...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa muddooyinkan dambe waxaa ay ku howlaneed dhisida...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii khasaaraha ka dhashay ee ka dhacay...
Xudur (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa dagaal gaystay Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo duleedka Magaalada Xudur ku dhexmaray maleeshiyaadka Al-Shabaab...








