Friday, May 1, 2026
30.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO Warbixin Xiiso leh: Guurka Soomaalida qurbaha iyo Ajaaniibta

Qoyska Shukri Saciid /Photo Credit: VOA

Nairobi (Halqaran.com) – Waxaa sanadihii tegay soo badanayey guurka u dhaxeeya Soomaalida qurbajoogta ah iyo dadyowga ay dalalkooda ku soo haajireen.

Gobollada Soomaalida Mareykanka ay ku dhaqan yihiin waxaad ku arkeysaa wiil Cadaan ah iyo gabar Soomaali ah oo ama gabar caddaan ah iyo wiil Soomaali ah oo isguursaday.

Sidoo kale guurka noocan ah ayaa ka jira qaar ka mid ah dalalka Yurub iyo Afrika.

Haddaba, weriyaha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Sahra Cabdi Axmed ayaa dhowr lamaane kala sheekaysatey macaan iyo qaraar wixii kasoo qabsadey guurkooda.

Halka hoose ka dhageyso Warbixin Xiiso leh:

Xigasho – VOA

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...