Soomaalida guursaday Ajaaniibta
DHAGEYSO Warbixin Xiiso leh: Guurka Soomaalida qurbaha iyo Ajaaniibta
Nairobi (Halqaran.com) - Waxaa sanadihii tegay soo badanayey guurka u dhaxeeya Soomaalida qurbajoogta ah iyo dadyowga ay dalalkooda ku soo haajireen.
Gobollada Soomaalida Mareykanka ay...




