Monday, May 4, 2026
28.7 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Isbitaalada ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Ex-Kontrol Afgooye.

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaashii hore ee dalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa booqday qaar ka mid ah Isbitaallada Muqdisho oo la dhigay dhaawacyada dadkii maanta ay waxyeelado kasoo gaartay Qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex Kontrool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa gurmad ugu baaqay dhammaan bulshadda Soomaaliyeed, waxaana ay sheegeen in dhaawacyadda la geeyay Isbitaallada ay badan yihiin.

Dad badan ayaa ku dhintay Qaraxii maanta ka dhacay Isgoyska Ex Kontrool Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo dadka ku dhintay ay kor u dhaafayaan 70 ruux.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...