Monday, May 4, 2026
28.7 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ ”DF Soomaaliya waa ay Aqoonsatay JUBBALAND”!

Madaxweynaha Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa iftiimiyay in uu dhammaaday khilaafkii Dowladda Federaalka kala dhaxeeyay Maamulka Jubbaland, ee dhashay doorashadii lagu murmay ee marka labaad lagu soo doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Jubbaland.

Mr. Deni oo su’aalo lagu weydiinayay Madasha PDRC Talk ayaa mid ka mid ah dadkii ka qaybgalay waxaa uu weydiiyay halka uu ku dambeeyo khilaafii Dowladda Federaalka iyo Jubbaland.

”Dowladda Federaalka awalba waxay lahayd ma aqoonsanin, waa tii maalin dhaweyd uu Wasiir Bayle tagey oo waa aqoonsadeen oo hadda dhib kama taagna taas, wixii kaloo dhiman iyagaa dhammaysan doono.” ayuu yiri madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo dhoolaca caddeynaya.

Halka hoose ka Daawo Muuqaalka Saciid Deni:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...