DF Soomaaliya waa ay Aqoonsatay maamulka JUBBALAND
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ ”DF Soomaaliya waa ay Aqoonsatay JUBBALAND”!
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa iftiimiyay in uu dhammaaday khilaafkii Dowladda Federaalka kala dhaxeeyay Maamulka Jubbaland, ee dhashay...




