Sunday, April 19, 2026
27.7 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Hanti dhowraha Qaranka oo Kashifay in Musuqa uu yahay dowlad diidnimo

Hanti dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cali Afgooye

Muqdisho (Halqaran.com) – Hanti dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cali Afgooye ayaa sheegay in musuq maasuqa uu dhibaatooyin badan ku yahay dowladnimada Soomaaliya,sida Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo howlaha bulshada loo haayo.

Mar uu hadal ka jeedinayey Munaasadda Maalinta la dagaalanka Musuq-Maasuqa ayuu sheegay in la dagaalanta musuq maasuqa uu yahay calaamada ugu dambeysa ee wadaninimo, isla markaana dadka ku dhiirigelisa dhaqanka dowlad wanaaga.

Mr. Afgooye ayaa tilmaaya, in dowladda Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay ay dowladda gelisay sidii ay u bedeli laheyd dib u abuurida xeydaabka shuruucda si loola jaanqaado horumarka saameeyey Qaaradda Afrika.

Halka hoose ka dhageyso Codka:

Xafiiska Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...