Hanti dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya
DHAGEYSO: Hanti dhowraha Qaranka oo Kashifay in Musuqa uu yahay dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hanti dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cali Afgooye ayaa sheegay in musuq maasuqa uu dhibaatooyin badan ku yahay dowladnimada...




