Saturday, May 2, 2026
30.9 C
Mogadishu

58 ruux oo ku dhimatay dooni ku degtay Mauritania

Mauritanien (Halqaran.com) – Ugu yaraan 58 qof ayaa geeriyootay kaddib markii dooni muhaajiriin siday ay ku degaty Badweynta Atlantic-ga ee Galbeed Afrika gaar ahaan meel u dhow dalka Mauritania.

Hay’adda UN-ka u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa ayaa xaqiijisay shilkan dadku ku dhinteen.

Doonida degtay oo sidday dad gaaraya 150 qof, waxaaana la sheegay in uu shidaalkii ka go’ay kaddibna ay degtay.

Doontan ayaa la sheegay in ay sidday dad isugu jiray caruur iyo haween, kuwaas oo 27-dii November ka soo dhaqaaqay dalka Gambia.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay mas’uuliyiinta dalka Gambia oo ah dal yar oo ku yaalla galbeedka Qaaradda Africka , kaas oo ay kabaxaan inta badan tahriibayaal doonaya inay gaaraan wadamada Yurub.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...