Monday, April 20, 2026
29.2 C
Mogadishu

Wareegto Ka Soo baxaday Xafiiska Taliye kuXigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) – Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (kaniif) Ayaa xilallka looga Qaaday Taliyaasha Saldhigyada Cabud waaq iyo Xeraale, ee ka titsan Galgaduud.

Sido Kale waxaa Xilall kaasi loo magacaabay Cabudwaaq waxaa loogu Magacaabay Gaashaanle Sare Axmed Cabdikariim Maxamed halka taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Xeraale loo Magacaabay Gaashaanle Qalbi Axmed Cali.

Sidoo kale wareegtada ayaa waxaa la faray taliyaha qeybta Guud ee Booliska Galgaduud in uu howlgeliyo una dalbo xaquuqdooda Saraakiishaan la Magacaabay.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...