Friday, April 17, 2026
28.1 C
Mogadishu

WAR XASAASI AH: Xildhibaano ka tirsan DF Somaliya oo Diyaariyay Mooshin Ka Dhan ah Dowladda Kenya +(Ogow Sababta)!

Muqdisho (Halqaran.com) – ildhibaano ka Tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah dowladda Kenya gaar ahaan ciidankeeda ku sugan Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xildhibaano katirsan Baarlamaanka ay saxiixeen mooshinka ka dhanka ah Kenya, waxa uuna xusay in mooshinkaasi ay saxiixeen tiro badan oo Xildhibaano ah.

Prof. Dalxa, ayaa sidoo kale sheega,y in Mooshinka ka dhanka ah Kenya la horgeyn doonaan Golaha shacabka marka uu furmo kalfadhiga Baarlamaanka bisha soo socota ee September.

Dowladda Kenya ayaa xiligaan saameyn ku leh doorashadda Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland,waxayna taageero u tahay Axmed Madoobe.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...