Tuesday, April 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

WAR CUSUB: Maxaa ka Ogtahay in DF Soomaaliya ay hakisay bixinta Baasaboorka Somaliga? (Ogow Sababta!)

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo Todobaad ah la hakiyay bixinta Baasaboorka Soomaaliga ah guud ahaan dalka.

War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda ayaa lagu sheegay in 14-ka bishaan la joojin doonin bixinta Baasaboorka Soomaaliga, isla markaana dib loo billaabi doono 21-ka isla bishaan.

”Arrimo farsamo awgood, waxaa muwaadiniinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan lagu wargelinayaa in mudo todobaad ah kana billaabata September 14, 2019 ilaa September 21, 2019 la hakiyey qabashada codsiyada baasaboorka”, ayaa lagu yiri war ka soo baxay Hay’adda Socdaalka.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...