Sunday, November 9, 2025
28.2 C
Mogadishu

DHAGEYSO WAREYSI: Hooyo Soomaaliyeed oo carruurteeda looga qaatay Denmark, iyadana la musaafurin-rabo!

Askarta Denmark

Denmarka (Halqaran.com) – Maxkamad ku taalla waddanka Denmark ayaa Hooyo Soomaali ah ku xukuntay sanad iyo sagaal bilood oo xariga ah, kadibna dalka laga saaro.

Sidoo kalel, maxkamadda ayaa go’aamisay in gabadhan laga qaado oo dowladda ay kala wareegto caruur ay dhashay.

Maxkamadda ayaa gabadhan ku eedeysay in caruurta ay hagardaamin jirtay ayna garaaci jirtay.

Haddaba faah-faahinta arrintan ayaa laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ka wareystay Saciid Cabdi Cali oo ay gabadha xigto yihiin, kuna sugan dalka Denmark.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA:

Xafiiska Halqaran.com, Denmark
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...