Sunday, August 30, 2026
25.1 C
Mogadishu

Search results: Sample

Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo maanta lagu aasay Khabuuraha School Polizio +(DAAWO...

Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa Axaddii maanta magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyay gudoomiyihii Maamulka Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan...
Weriye Ahmed Abdi

Qarax lala eegtay wasiir hore oo ka tirsanaa Puntland iyo Wararkii...

Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya, in halkaasi ka dhacay Qarax lala eegtay Wasiir hore oo...
Jama Sh. Yusuf

Dad badan oo lagu laayay gobolka Texas ee dalka Mareykanka &...

Texas (Halqaran.com) - Ugu yaraan labaatan qof ayaa dhimatay 26 kalena weey dhaawacmeen kaddib markii nin caddaan ah oo hubeysan uu rasaas ku asqeeyay...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Koonfur Galbeed oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka...

Baydhabo (Halqaran.com) - Hawlgal qorsheysan oo ay sameeyeen Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa u suuragashay in Shabaab ay kala wareegaan deegaano ka tirsan...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada

Buq-Aqable (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kuwaasi oo qaatay amarkii ahaa in ay...
Ahmed Mohamed

General Galaal: ”Madaxda DF Somaliya ayaa dayacday Ammaanka Cabdiraxmaan Yariisow”!

Muqdisho (Halqaran.com) - General Axmed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii hore oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in madaxda Dowladda qaabka ay...