Uhuru Kenyatta
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomay dhambaal uga yimid dhiggiisa dalka Kenya Uhuru...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i...
Maxay tahay sababta ay Maxkamadda ICJ ugu yeertay Soomaaliya iyo Kenya?...
Muqdisho (Halqaran.com) - U yeeritaanka labada dhinac ayaa ka dambaysay markii la sheegay in Kenya ay soo gudbisay codsi kale oo ahaa in dib...
XOG CUSUB: Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay dowladiisa ku fashilantay kiiska...
Nairobi (Halqaran.com) - Uhuru Kenyatta, madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa si aad ah uga xumaaday hanaanka Wasiirkiisa Arrimaha dibadda Kenya ay u wajahday Dacwadda Badda...






