tacsiyeen
DF Soomaaliya oo ka hadashay geerida Madaxweynihii Imaaraadka Carabta
Muqdisho (Halqaran.com) – R/Wasaaraha XF Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii...
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida Eng. Maxamed...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid AUN...
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray weerarkii Al-Shabaab ay ku...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee argagixisadu ay sida gaadmada ah ugu laayeen...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Xasan Abshir Faarax
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Madaxweynaha JF Somaliya oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore ee Puntland
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi...
Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Uhuru Kenyatta oo kawada hadlay diyaaradii ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sida ay qorayaan qaar ka mid ah warbahinta Kenya, waxaa telefoonka ku wada hadlay Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Kenya, kuwaas oo...









