25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: Saraakiil

Jubbaland oo tababar u furtay 50 sarkaal

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa Sabtidii maanta tababar u furay Saraakiisha Ciidanka Jubbaland. Daah furka tababarkan waxaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha Amniga + (SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Jimcihii maanta magaalada Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo tababaray Ugandha oo dalka dib ugu soo laabtay & Al Shabaab oo weerar…

Muqdisho (Halqaran.com) - 95 sarkaal oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ah oo tababar kusoo qaatay dalka Ugandha ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Saraakiishan...

Farmaajo oo Dallacsiiyay Saraakiil ka tirsan boolis-ka Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed u gartay in la dallacsiiyo darajooyinkooda. Munaasabad lagu maamuusay...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...