Qasriga Madaxtooyada
Madaxweynaha Jabuuti oo madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray halkaasi.
Geelle iyo...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo kula kulmay madaxweynaha Galmudug Qoorqoor
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi...
Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta la kulmay guddiga doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Talaadada maanta ah qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka Somaliland.
Guddida Komishanka doorashooyinka...
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda dalka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Jimcihii maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Shiinaha u qaabilsan...
DAAWO SAWIRRO: Odayaal dhaqameed ka tagay Muqdisho oo madaxweynaha Somaliland kula...
Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qaabilay Odayaal dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho.
Odayaal dhaqameedkan ayaa u...








