qarax ismiidaamin ah
Qarax ismiidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihii degmada Marka & Wararkii...
Marka (Halqaran.com) - Guddoomiyihii Degmada Marka, Cabdullaahi Cali Axmed (Waafow) ayaa Arbacadii maanta lagu dilay weerar ismiidaamin ahaa oo lagula eegtay Xarunta Degmada.
Wararka ay...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya weerar ismiidaamin ahaa oo maqribkii caawa ka dhacay isgoyska Jubba ee waqooyiga magaalada Muqdisho.
Nin xirnaa...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaas oo Khamiistii Maanta ka dhacay Magaalada...






