Nugaal
Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Wafdi uu horkacayo oo maanta gaaray Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Khamiistii Maanta gaaray magaalada Garoowe...
Weriye caan ahaa, Hooyadiis iyo Walaashiis oo ku geeriyooday shil ka...
Puntland (Halqaran.com) - Weriye Nuur Jaamac Aadan oo ahaa samafale si weyn looga yaqiinay deegaanada Puntland iyo labo qof oo qoyskiisa ah ayaa ku...
Maxkamadda sare ee Puntland oo xukun dil ah ku fulisay Nin...
Garoowe (Halqaran.com) – Maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Sabtidii maanta xukun dil ah ku fulisay nin hooyadiis horey u dilay.
Ninkan oo lagu...
Daawo Video: Mid ka mid ah raggii kufsaday AUN Caasha Ilyaas...
Garoowe (Halqaran.com) – Mid kamid ah saddex rag oo maxkamadaha darajada 1-aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal oo ay horey dil ugu xukumeen kiiskii Caasha...







