Saturday, April 18, 2026
29.1 C
Mogadishu

Daawo Video: Mid ka mid ah raggii kufsaday AUN Caasha Ilyaas oo faah-faahiyay qaabkii ay wax u dhaceen.!

Garoowe (Halqaran.com) – Mid kamid ah saddex rag oo maxkamadaha darajada 1-aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal oo ay horey dil ugu xukumeen kiiskii Caasha Ilyaas Aadan ayaa maxkamadda sare ee Puntland ka hor qirtay inuu ku luglaa kiiskaan oo bilowgii sanadkaan ka dhacay magaalada Galkacyo.

Nin oo lagu magacaabo Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay inuu falka kufsiga ah u geystay AUN gabadhii yarey Caasho Ilyaas.

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...