Muhaajiriin
Spain oo askar farabadan geysay xadkeeda kaddib markii ay soo gaareen...
Spain (Halqaran.com) - In kabadan 8,000 oo tahriibayaal ah ayaa soo gaaray waddanka Spain iyagoo ka soo tallaabay xadka ay la wadaagto Morocco, waxaana...
Tiro badan oo Tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebaha Liibiya
Liibiya (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 74 tahriibayaal ah ayaa dhintay kadib markii doontii ay la socdeen oo cilad ku timid ay ku degtay...
Tahriibayaal laga soo bad-baadinayay xeebaha Liibiya oo la rasaaseeyay
Libya (Halqaran.com) - Sea-Eye oo ah Hay’ada aan dowliga ahayn ee Jarmalka ayaa sheegtay dooni ay saaran yihiin saaran Shaqaallaha Hay’adda rasaas lagu furay, xilli...
UPDATE: Ciidamada dalka Turkiga oo soo qab-qabtay tahriibayaal badan oo ay...
Turkey (Halqaran.com) - Ciidamada Illaalada Xeebaha dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay tahriibayaal fara badan oo ay Soomaali ku jirto.
Dadka la qab qabtay waxaa...
DHAGEYSO: Booliska Somaliland oo soo qabtay raggii dilay dad muhaajiriin Itoobiyaan...
Hargeysa (Halqaran.com) - Taliska ciidamada booliska Somalilaan ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen rag burcad ah oo la tuhunsanyahay in ay dileen...
Midowga Yurub oo loogu baaqay inuu badbaadiyo muhaajiriinta ku dhiban Liibiya
Brussels (Halqaran.com) - Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Midowga Yurub ayaa loogu baaqay in ay degdeg u caawiyaan kumannaan dad muhaajiriin ah oo ku...









