magaalada Hobyo
Safiirka Talyaaniga ee Somaliya oo gaaray Hobyo & Wasiirka Dekadaha ee...
Hobyo (Halqaran.com) – Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Dekadaha maamulka Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo, isagoona halkaasi weyn loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo safar aan horey loo shaacin maanta...
Hobyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xubno la socda ayaa Maanta socdaal aan horay loo sii shaacin waxaa...





