magaalada Beledweyne
Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay...
Beledweyne (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya, mudane Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Khamiistii maanta...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar, ayaa Khamiistii maanta gaaray Magaalada Beledweyne.
Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa...
Cabsi xooggan oo fatahaadda Wabiga oo ka jirta Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka taagan cabsi aad u xooggan, taasi oo soo food saartay shacabka ku nool...






