Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan oo saxiixay wareegtada magacaabista taliyaha ciidanka XD Somaliya iyo…
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...
Madaxweyne Xasan oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Shirka IGAD...
Jabuuti (HalQaran.com) - Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 14-aad ee shirka IGAD ee dalka Jabuuti ayaa ka hadlay guulaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo faray ciidamada lagu soo tababaray Eritrea...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Talaadadii maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada...
Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Xaaladda Amniga dalka iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka...








