madaxda dowlad goboleedyada
Madaxda dowlad goboleedyada dalka oo maanta qaarkood ku soo waajahan Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Saacadaha soo socda waxaa la filayaa in Caasimadda Muqdisho ay soo gaaraan wufuud ay kala hoggaaminayaan Madaxda dowlad gobolleedyada, si ay...
Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka furmaya Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Sabtida maanta la filayaa sida uu qorshuhu yahay in Magaalada Muqdisho ay kulan ku yeeshan golaha wadatashiga Qaran oo ka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shir muhiim ah isugu yeeray Madaxda dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas...
Madaxda dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo kulan u socdo
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa hotel ku yaalla xerada Xalane ee...
Madaxweyne Farmaajo oo Shir deg-deg ah isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada...
Muqdusho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la...
Madaxtooyada Somaliya oo War ka soo saartay kulankii M/weyne Farmaajo &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Khamiista maanta kulan qado sharaf ah u sameeyey...









