25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: la kulmay

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Isimada dhaqanka iyo bulshada rayidka ee Puntland +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo magaalada Garoowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland...

Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo galabta la kulmay Musharaxiin cabaneysa +(Magacyadooda)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii maanta magaalada Dhuusamareeb kula kulmay qaar ka mid ah musharaxiinta u...

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Laftagareen uu maanta la qaatay maamulka degmada Waajid?

Waajid (Halqaran.com) - Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maalintii saddexaad booqasho ku joogga Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Arbacadii maanta...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay madaxda ururka Caalamiga ah ee socdaalka

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen)ayaa Xarunta Aqalka Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa...

RW Xasan Cali Kheyre oo kulamo gaar ah kula qaatay Dhuusamareeb Waxgaradka Galmudug, Muxuuse u sheegay?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud isaga oo kulan wadatashi ah la yeeshay...

DAAWO SAWIRRO: Muxuu kala hadlay Wasiir arrimaha dibadda ee Somaliya markii uu la kulmay dhiggiisa dalka Japan?

Japan (Halqaran.com) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Khamiistii shalay intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad ee Shir...

Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo la kulmay mid ka mid ah mas’uuliyiinta sare ee Gobolka (Maxay ka hadleen?)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ee Khamiistii Madaxweyne Farmaajo uu magacaabay Cumar Maxamuud Filish, ayaa la kulmay...

Daawo Sawirro: Muxuu hoggaamiyaha Jubbaland kala hadlay Xildhibaanada labada aqal ee uu kula kulmay Kismayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...